






|
|
- My Life History - Waxaan ku
dhashay magaalada Dhusamareeb ee magala madaxda gobolka Galgaduud ee
bartamaha somalia taariikhdu markay ahayd 1974 maalin jumce ah:
- My educational History
- Waxbarashadaydii ugu horeysay waxaan ka bilabay magaalada Dhabbad ka
tarsina Degmada Caabudwaaq; waxaan markii hore bilaabay barashada
Qur'anka kariimka, kadibna waxaan bilaabay dugsiga hoose dhexe ee
magalada Dhabbad.
- Languages that I can speak
- Waxaan si haqab la'aan ah igu hadli karaa ama fahmi karaa
luuqaddayda soomaaliga iyo luuqadda carabiga, Luuqadda English-ka
waxaan ku hadli karaa ama fahmi karaa 80%
- My Family
- waxaan ahay aabe ay u joogaan laba gabdhood o
kala ah Huda Bashiir(1.2yrs) iyo Hiba Bashiir(10months).
-
|
|